M A A N D E E Q Blog

Maandeeq  Web Page Blog

Toban Xaalo oo Madaxweynahay iyo Madaxweyna Ku Xigeenku gar ku leeyahiin xaqna aan loogu lahayn in wax la waydiiyo

February 25, 2009

Toban Xaalo oo Madaxweynahay iyo Madaxweyna Ku Xigeenku gar ku leeyahiin xaqna aan loogu lahayn in wax la waydiiyo 

Toban sababood oo aan ku garwaqsaday in Madaxwenaha iyo madaxweyne ku xigeenku gar ku yeesheen inaanay dalka joogin cid ka fiican oo bedelikartaa, in wax la waydiiyona lagaga gardaran yahay. ``Laba is haysta haddad aragto balantoodii hore ayaa xumayd``

1.       Hogaanka dalku (Madaxwenahay iyo ku xigeenkiisu) ma aha dad lahaa ambition ama hanka in uu (madaxweyne & kuxigeen) ku noqonlahaa ama ay dad iyo dal ku hogaamiyaan. 2.       Hogaanka dalku sida aynnu ognahay waa nin buuxiayay shuruudo dhowra, waxa uu meesha ku yimi doonis nin (Alla ha unbaxariisto Ina Cigaal oo ilawsanaa inuu dhimanayo)  kuna salaysnayd inaanu noqon qof isaga ka aqoon badan,  in aanu noqon qof damac leh oo isaga hungureeya, inaanu noqon nin hadal kusoo celiya taas oo macnaheedu yahay nin liita oo aan talona keenin Talona qaadan.3.       Ku xigeenkiisuna waxa uu isna buuxiyay shuruudaha  ka hore lagu doortay kuwa kasii hooseya waayo   isgana wax sii doortay  kii shuruudaha hore lagu doortay oo “apparently”  sida muuqata  noqonaysa mid kasii liidata ka wax doortay. (Hal Xaaraan ahi Nirig... [More]

Tags: toban xaalo


Posted at: 05:45 PM | Permalink Digg!

Maandeeq Blog

February 25, 2009

Welcom to maandeeq Blog

Tags: new


Posted at: 05:42 PM | Permalink Digg!

Posts by Date

Recent Posts

Archives