|
|
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Wefti uu hogaaminayo wasiirka maliyada oo u dhoofay Ethiopia.
Maandeeq.com 04 july 08 Intii aanay ka dhoofin garoonka diyaaradaha ee caasimadda hargeysa ayey warbaahintu wax ka waydiisay u jeedada
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Dumar Agoomo ah oo Cabasho la Hortegay Qasriga Madaxtooyada
Hargeysa Maandeeq.com 03 Jul. 08 - Hooyooyin ka mid ah dumarka raggoodu ku dhinteen dagaalladii dib-u-xoraynta dalka,
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
The President of Zambia Mwanawasa "has died"
Johannesburg Maandeeq.com 3 July - South African media report that Zambian President Levy Mwanawasa
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Shirkad maraykana oo la shaqayn doonta komishunka qaranka somaliland
Maandeeq.com 03 Jul. 08 Hargeysa:kadib hesdhiikii dher maray sadexda xisbi qaran ee jamhuuriyada Somaliland ee dhacay Horaantii bishii June
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Maraakiibta Dagaalka ee Jarmalka oo Dhaqdhaqaaq ka wada Xeebaha Somaliland
Maandeeq 03-july-08 laasqoray- Maraakiibta dagaalka ee Jarmalka ayaa la sheegay inay ku soo dhawaadeen Xeebaha Somaliland ee gobolka Sanaag halkaasi oo ay ka wadaan dhaqdhaqaaq weyn.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Milatariga maraykanka (Pentagon) waxay doonayaan satalaydh wax basaasa
Maandeeq.com 02 Jul. 08 Ciidamada milatariga ee maraykanka oo danaynaya inay
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
WAFTI MARAYKANA OO KU SOO FOOL LEH SOMALILAND

Maandeeq.com 02 Jul. 08 waftigan balaadhan ee ka socda dalka maraykanka ayaa kusoo fool leh somaliland
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Miss Jendayi Frazer oo sheegtay Mareykanka Wuu Ka Qeyb-qaadan Doonaa Sidii Ciidamada AMISOM Koonfurta Somalia Loo Gayn Laha
Maandeeq.com 02 july 08 Dowladda Maraykanka, ayaa sheegtay inuu Maraykanku diyaar u yahay inuu gacan ka geysto sidii.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Degmada Ceel-afweyn oo Joojisay Isticmaalka Lacagta Giimbaarta
Maandeeq.com 02 Jul. 08 Maamulka degmada Ceel-afweyn iyo ganacsatada reer ceel afwayn, ayaa shalay markii u horeysay isku raacay inay joojiyaan isticmaalka lacagta Giimbaarta ama shilin Soomaaliga
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Mugabe rejects coalition government with rival
Maandeeq.com 01-July
SHARM EL-SHEIKH, Egypt - Zimbabwe on Tuesday dismissed calls for a Kenya-style grand coalition government to resolve its election crisis, saying the way out would be decided the "Zimbabwean way".
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Maal-qabeeno Sucuudiyiin ah oo Maal-gashi u yimid Somaliland
Somaliland Hargaisa (Maandeeq.com 01 july) Maal-qabeeno u dhashay dalka Sucuudiga ayaa shalay u yimid Caasimada Somaliland Hargaysa si ay heshiis dhinaca ganacsiga xoolaha ah ula galaan Xukuumadda Somaliland.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Maxkamada Tehran oo Dil ku xukumay basaas israa’il u shaqaynayey
Maandeeq.com 01-july maxkad ku taal wadanka Iraan casimada tehraan ayaa dil ku xukuntay nin u dhashay
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Ogaden rebel leader dies
Maandeeq.com 30 June - Sheikh Ibrahim Abdalla Mah, the 1991-98 chairman and spiritual leader of the Ogaden National Liberation Front (ONLF), died this morning in Abu Dhabi. The 67-year-old was among the founding members of the Ethiopian Somali rebel group, now posing a serious threat to the Ethiopian army.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Maandeeq.com 30 Jun. 08 Guurtida Oo Ka Warbixisay Hawlgalkooda Adhi-Cadeeye, Kalfadhigooda 36aad.
Maandeeq.com 30 jun 2008 Guurtida Oo Ka Warbixisay Hawlgalkooda Adhi-Cadeeye, Kalfadhigooda 36aad.
Sida aynu la wada socono weftigii Golaha Guurtidda ee aynu Golaha ka dirnay, wuxu kala gaadhay Adhi-caddeeye 10/06/2008 & 11/06/2008.
.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
MAANDEEQ.COM 30 Jun. 08 Mudane ka Tirsan Golaha Wakiilada S/land oo ku Eedeeyay Wasiirka Macdanta iyo Biyaha inuu Sifo Sharci Daro ah ku Dhoofinayo Khayraadka Dalka, Shirkado Shisheeyana la Heshiiyay.
Maandeeq.com 30 jun Xildhiaan Siciid Maxamed Cilmi oo ah Xoghaya guud ee gudidada xoolaha iyo khayraadka dabiiciga ah ee golaha wakiiada
Somaliland ayaa shalay shir jaraa'id oo uu ku qabtay xafiiska gudidaas eedayn musuqmaasuq oo balaadhan u soo jeediyey .....
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
ISKA HORIMAAD DHIMASHO IYO DHAAWAC LEH OO KA DHACAY BERBERA
Berbera (Maandeeq.com 30 Jun. 08) – Hal wiil oo dhallinyaro ah ayaa ku dhintay iska horimaad Shalay ka dhacay duleedka Bari ee magaalada Berbera, halkaas oo ay tacshiirad isku weydaarsadeen ciidanka Booliska iyo koox dabley ah. 
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Ururka TAF oo 14.000 $ ugu Deeqay Dhakhtarka Maandhaye ee Burco

Birmingham (Maandeeq.com 28 Jun 2008) Shirwaynihii ururka Togdheer Abroad Foundation ee marka magciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano TAF ayaa ka dhacay magaalada Manchester.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Col. Cali Baale iyo Mayarkii Degmada Taleex, ina fuje oo isu soo dhiibay Xukuumada Soomaaliland
Laascaanood (Maandeeq.com)27 June 2008 Col.Cali Baale oo ahaa Col.ka haystay Ciidanka (Dooxada Kacayo) ee Degmada Taleex aaya Maanta lagu soo dhaweyey Degmada laascaanood ee Gobalka Sool,Col. aaya waxa weheliyey 6 Sarkaal oo Ciidankiisa ka tirsan iyo Maayarkii Degmada Taleex.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Xasan Ciise iyo Madaxda Mucaaradka oo ka Biyo-diiday Natiijada Safarkii Rayaale ee Jabuuti
Maandeeq.com 27 June 2008 Diblamaasiyiin iyo siyaasiyiinta xisbiyada mucaaradka ee Somaliland, ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey booqashada ay dhawaan ku tageen dalka Jabuuti Madaxweyne Daahir Rayaale iyo wefti uu hoggaaminayey, heshiiskii iskaashi ee masuuliyiinta labada dal kala saxeexdeen iyo siyaasiyan mawqifka xukuumadda Jabuuti ka taagan tahay qaddiyadda madaxbannaanida Somaliland.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
26-ka Juun mise 18 may
Maandeeq.com 26 jun 2008 Umad waliba waxay leedahay maalin taariikh u leh maalintaa ayaa bulshawaynta reer Somaliland u ahayd mid u gasha qolka kaydka ee taariikhda oo ahayd malintii ay ka qaateen xoriyadooda dawldii ingriiska

Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Oil revenue row in Mauritania
Maandeeq.com 25 June - Mauritanian Prime Minister Yahya Ould Ahmed El Waghef has accused the country's opposition leader Ahmed Ould Daddah of "misleading the public opinion." Mr Daddah publicly claimed government had spent 90 percent of oil revenues, urging the government to step down only one month after it was formed. The Mauritanian government chief expressed his great discomfort, warning that "the age of insults has now finished for good." PM El Waghef declared that "the amount of revenues from oil is steadily increasing and they cannot be spent without prior approval from parliament. And it is not appropriate for a great leader to cause damage on the reputation of his country," he added, referring to Mr Ould Daddah.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
WAFTIGII UU HOGAAMINAYEY MADAXWAHA JSL AYAA GALABTA DALKA U SOO LAABTAY.
Hargeysa (Maandeeq.com) Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo wefdigii uu hogaaminayay ayaa Maanta ka soo degay Garoonka Caalamiga ah ee Cigaal International, Waxaa madaarka waftiga

mudane riyaale ku soo dhaweeyey xubnaha sare ee qaranka soomaaliland Gudoomiyaha Guurtida Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin , Gudoomiyaha Wakiilada Mudane C/raxmaan Cabdilaahi Cirro , Labadiisa Gudoomiye ku xigeen Mudane C/casiis Samaale iyo Baashe , Wasiiro , Xildhibaano , Masuuliyiin sare , iyo dadweyna aad u tiro badan , taasi oo Madaarka ilaa madaxtooyada ay dadweynaha reer Hargeysi caleemo qoyan ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha iyo wefdigiisa.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Ogeysiis Muhiim ah Ururka TAF oo Shirweynihiisii ku qabanaya Manchester
(Coventery Maandeeq) 25/6/08. Uruka TAF ayaa dhamaan Shacbiga Reer Somaliland Gaar ahaan Gobolka Togdheer ugu baaqaya inay Kala soo qaybgalaan Shirkaan.
Hoos Riix Warkii oo dhan
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
GUDOOMIYAHA MUCAARADKA DALKA ZIMBAWI OO MAGAN GALAY SAFAARADA HOLLAND
Maandeeq.com 24/06/08 Gudoomiyaha xibiga mucaaradka ee dalka zimbawi Mr Tsvangirai kadib markii ay ka baxeen xisbiga uu hogaaminayo doorashadii la filayey inay kadhacdo 27/06/08 dalka zimbawi ayaa waxa uu naftiisa uga baqay inay ciidamada dawlada iyo taageerayasha madaxwayne mugaabi ay wax yeeleeyaan ayaa mr Tsvangirai waxuu safaarada galay axadii
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Madaxweyne Riyaale oo Jabuuti u Kicitamay, ka dib martiqaad uu ka helay Dhigiisa Geelle.
Hargeysa (Maandeeq) 22/06/2008
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa maanta saacadu markay ahayd 12:30 Ka duulay gegida Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa iyagoo u kicitimay Dalka Jabuuti.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Zimbabwe's MDC sets poll deadline
Maandeeq.com 20/06/2008
xibiga mucaaradka ee dalka zimbawi ayaa lafilaa iney ka warbin doonaan isniita waxii ay ka yeeli lahaayeen doorashada 27/06/08 ka dhici doonta dalka zimbaawi
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
UN: "Don't send Eritreans back to torture"
Maandeeq.com 20/06/2008
The UN's High Commissioner for Human Rights, Louise Arbour, has urged Egypt to immediately stop the forced return of asylum seekers to Eritrea. Many returnees have been submitted to heavy torture once in Eritrea.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Golaha Cuqaasha Buuhoodle oo Kulan Xaasaasi ah Leh
Maandeeq.com 20/06/2008
Golaha Cuqaasha ee Buuhoodle ayaa waxa ay leeyihiin kulamo gooni gooni ah oo lagu doonayo in la isugu keeno dhamaan Cuqaasha & Nabadoonada Deegaanka Buuhoodle, waxaana la filayaa in kulamadaasi lagaga hadli doono Waxa laga yeelayo Kooxda isimada odayaasha isugu jirta ee Tukoraq fadhiisinka ka samaysatay & weliba in Kalsoonida lagala Noqdo Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland xasan Daahir maxamuud oo Xilligii uu xafiiska joogi lahaaaba ay uga hadhay wax ka yar 200 habeen.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Reer Burco way ka ficil badan yihiin Reer Hargaysa iyo Gobollada kale"Wasiirka Caafimaadka
Burco Maandeeq.com 20/06/2008
Burco (maandeeq)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Md.Cabdi Haybe, ayaa sheegay in Reer Burco ay ka ficil badan yihiin reer Hargaysa iyo gobollada kale ee dalka. Sidaana waxa wasiirku ka sheegay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay dufcaddii ugu horreysay ardayd ka qallinjebisay Dugsiga Caafimaadka ee Burco oo xalay lagu qabtay Huteel Barwaaqo ee magaalada Burco.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Mid ka mid ah Dalalka aan Aqoonsiga Haysan oo Somaliland Xidhiidh la Samaynaya
Hargaisa Maandeeq.com 20/06/2008
Abkhazia (UNPO/Jam)- Neecawda Madaxbannaanida ee ka soo burqanaysa Kosovo, ayaa lagaga diirsaday guud ahaan mandaqadda loo yaqaan Badda Madow (Black Sea), taas oo ku dhalisay dalka aan haysan aqoonsiga caalamiga ah ee Abkhazia inuu bilaabo firfircooni dhinaca dublamaasiyadda ah.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
International Republic Institute(IRI) opens office in Somaliland
Hargeisa (MAANDEEQ) 20/06/2008-
The International Republic Institute (IRI) has formally opened a new office in Hargeisa, the capital of Somaliland
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
“Somaliland ha noolaato, Somaliland ha guulaysato, somaliland ha horumarto iyo Illaahay ha inoo aqbalo waxa aan ka filayno Caalamka.” Ayaa ka mid ahaa hadaladii Madaxweyne Daahir Rayaale.
Maandeeq.com ( Hargeysa Somaliland) 18/May/2008

Munaasabad Xuska 17guurada La soo noqoshada Somaliland ayaa maanta Si weyn looga Xusay dhamaan Dalka Somaliland, waxaano qudbado taariikhiya ka jeediyey Madaxda dawlada oo ugu horeeyo Madaxweyne Daahir Rayaale.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Dhamaan Muwaadiniinta Somaliland ha Xusaan Sanadguurada 17aad ee Gooni isutaaga Somaliland
Sonday 11/May/2008 Birmingham
Somalilanderoow u diyaargarooba Xuska sanaguurada 17aad ee gooni isutaaga Somaliland 18/May/1191.
 

Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Sawirka Wiiga Maandeeq.com Birmingham Uk
(KULMIYE) Riyaaloow lays qabqabay dadkuna kuma rabaan ee intaan lagu biyo dhiijin maad is garatid waad aragtaa sida laysugu soo baxay ee laguu diidanyahaye.
(RIYAALE).Weligiinba Mudaharaada Kursigan Xoog uun baa la iskaga Kicin Karaa, laakiin waxaan idin weydiiyey Dumar iyo caruur ayuun baan arkayaaye meeye Ragii kkkkk, waar dumarka qoraxda ha ku laynina ee ragiiyoow iskeen siiya.


Sawirka wiiga maandeeq.com Birmingham Uk
(Sonday)11/may/2008
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Caruurtennii maalin walba suuqyada addunka ayaa Lagu laynayaa
Caruurteennii maalin walba suuqyada addunka ayaa sidaa loogu Nacayb dilayaa, cidda dishana cid soo qabashadooda daba gashaa way yartahay.
“Mayd yaa u danbeeyay, iyo kaa lasii sido” Shalay oo taariikhdu ahayd 09, 2008 waxa lagu aasay xabaalo ku yaalla magaalada Toronto inan yar oo 16 sano jiray (reer Somaliland Mohamed A. Warsame) oo si xaq darro ah dad aan la garaynini (dhalin yaro kale) madaxa uga burburiyeen inta gidaar loola dhacay.
(ilaahay isagana ha u naxariisto eheladii iyo qarabadii u ka tagayna samir iyo Iman ha ka siiyo AAMMIIN)
Fadlan Ciddi Kari Kartaa waxii Caawimo ah ha ugaystaan Qoyska wiilkan yari ka baxay (Waliba reer Toronto)
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Cambaarayn Tacadiga iyo Dilka Lagu Hayo Maatada iyo Caruurta Somaliland Ee Waxa Ay Galabsadeen Jirin
Baaq Ka socda dadweynaha Somaliland ee qurbaha ku dhaqan
Ka: Qurbajooga Beesha Habar Jeclo ee reer-Somaliland Ku: Shacbi-weynaha Somaliland Og: Xukuumadda Somaliland Og: Golahayaasha Baarlamaanka Og: Guddida Doorashooyinka
Og: Xisbiyada Mucaaridka
Ujeedo: Cambaarayn Tacadiga iyo Dilka Lagu Hayo Maatada iyo Caruurta Somaliland Ee Waxa Ay Galabsadeen Jirin
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Tacsi ka timi Wakiilka Somaliland ee Birmingham kuna socota Wasiirka A Dibada Somaliland
Birmingham (Maandeeq.com) 29/04/2008
Wakiilka Somaliland u Jooga Birmingham Uk Dr. Abdirahman ali Ubaxle isga oo ku hadlaya magaca Jaaliyada Somaliland ee Degan Birmingham iyo Nawaaxigeeda wuxuu tacsi u dirayaa Wasiirka Arimaha Dibeda Somaliland Mudane C/laahi Maxamed Ducaale iyo Dhanaa Eheladii iyo Qaraabadii uu ka Geeriyooday Ilaahay Ha u naxariistee Marxuum Maxamed Xaaji Ducaale ( Dhoolayare) oo 29/4/08 ku geeriyooday magaalada Burco.
Marxuumka oo ahaa nin taariikhda Somaliyeed meel weyn kaga jirey ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo eheladiisiina samir iyo iimaan ha ka siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN .
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Tacsi Ka Timi Reer Birmingham Kuna Socota Reer Ducaale Axmed Yare
Tacsi Tacsi
Inaali lilaahi Wa inaa ileyhi Raajicuun Naf kastaa way Dhimanaysaa.
Dhamaan Dadka hoos ku qorani waxay tacsi u dirayaan Eheladii Qaraabadii iyo Dhamaanba umada Somaliyeed ee uu ka geeriyaaday Marxuum Maxamed X Ducaale (Dhoolayare)
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Maandeeq iyo Sawirka Wiiga
Maandeeq.com Hargeysa Somaliland 28/4/2008
Sawirka Wiiga

Axmed Siilaanyo: Amankaag iyo yaabaa faysaloow wejigaaga Adeer aad uga muuqdee waar maxaad aragtay !!!!!!.
Faysal Cali Warabe: Axmadoow an asteeyee Nin weynoo ah masuuloo taladii umadiisa afadiisa ka eegi ayaan aad ula yaabay, ta kaloon la sii yaabay Umadaa dulmanee Abaaruu halakeeyeen bal ayuu arxan daaye Dilaal TOTAL ka doortay !!!!!.
Axmed Siilanyo: Faysaloow Samir qaado Dulmigaa is dul fuulay Dulinkii Ka dhashay dhowaan buu qarxayaayoo Ilaahbaa arkayoo umadiisa gargaariye niyadaada u sheeg, dhakhso waad artkidooni silicay la kulmaan iyo cadaabtoo u danbaynbee.....
KKKKKKKKKKKKK
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Xukuumada oo Laashay Magcaabidii degmooyinka Cusub ee Rabshaduhu ka dhasheen Maanta
Hargeysa ( maandeeq.com) 27/4/2008
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland C/laahi Ciro ayaa Dusha u saaray wixii maanta Hargeysa ka dhacay Golaha degaanka Hargeysa oo uu kow ka yahay Maayarka Hargeysa Injineer Jiciir isla markaana laalay magcaabistii Degmooyinka Cusub ee Rabshaduhu ka dha sheen, warkii ka soo baxay Xafiiska Wasiirka oo dhamaystiran wuxuu u qornaa Sidan.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Gudoomiye Kuxigeenka Guurtida Nuux Fure oo Jeebka Riyaale Ku jira
Hargeysa (maandeeq.com) 27/4/2008
Waxaanu aaminsanahay In Gudoomiye ku xigeenku u Shaqeeyo Riyaale ee aanu ku shaqeyn Sharciyada Golaha Guurtida Sidaa waxaa yidhi mid ka mida Xildhibaanada G Guurtida
.jpg)
Qas iyo Sawaxan ka dhacay Gudaha Golaha Guurtida Mudanayaashii ahaa 13ka ee soo jeediyey Mooshinka ku saabsan in dib loo eego Mudo kordhintii sharci darada ahayd ee loo kordhiyey Xukuumada riyaale oo laga madnuucay fadhiga Golaha qaarkoodna uu Gudoomiye Ku xigeenka Sh Axmed Nux Fure uu Bastoolad ula baxay uguna Hanjabay.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Mudaharaad Rabshado wata oo ka dhacay Hargeysa
Hargeysa (maandeeq.com) 27/04/2008

Warkii oodhan iyo Sawiro Hoosta Riix
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Sawiro Naxdin leh Culamadii Lagu Xasuuqay Masaajidka Muqdisho
Sawiro Naxdin leh Xasuuqii culimada Tabliiqa

Hoos Riix Sawiradii Oo dhan
Source Waagacusub.com
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Tacsi Guud oo ku socota Reer Cali Khuurshe.
Innaa Lillaahi Wa innaa ilayhi Raajicuun. Geeridu waa xaq qof walbana way sugaysaa.
Date: 23/04/2008
Annaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoranyahay iyada oo aannu aad uga xanuunsannay geerida naxdinta leh e ku timid reer Cali Khuurshe, waxannu jecelnahay inaanu xanuunka iyo murugada la qaybsanno. Si gaar ah waxannu tacsidan ugu diraynaa Maxamed Jaamac Maxamed oo wiilkiisu ku dhintay LONDON 20/4/08 waxana aannu leenahay inankii dhintay Ilaahay ha u naxariisto innakana dhammaanteen samair iyo iimaan haynaka siiyo.... Aaaamiiiiiiiin
Axmed Saleebaan Cawed iyo Reerkiisa
Abdoo Ayir reerkiisa
Cabdi Jaaquur reerkiisaa
C/raxmaan Cali Ubaxle iyo reerkiisa
Cali Daahir Caraale iyo reerkiisa
C/qani Cabdilaahi Abdimataan iyo reerkiisa
Hoos Riix Tacsidii oo dhan
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Birmingham: Riyaqale oo Wasiiradiisa U adeegsada Wax ka sheega SNM
Birmingham : (Maandeeq.com) 12/04/2008

Waxaanu Halkan Xaalmarin uga soo Jeedinaynaa Mujahidiinta SNM ee u soo Halgamay Xornimada Somaliland ee Ina Sulub iyo qaar la mida maalin walba loo soo adeesanayo.
Wasiirka Howlaha Guud Siciid Sulub oo SNM ku eedeeyey inay Dad Laynaysey ee aanay Caano iyo Biyo Siinayn.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Af-ganbi aan dhiig ku dadan oo ka dhacay Somaliland
Af-ganbi aan dhiig ku dadan oo ka dhacay Somaliland
Daahir Rayaalow, waxan moodayay ama islahaa idinka oo aan cidna boobin cidna af-ganbi ku qabsan aadna laydiin jecelyahay oo caleemo laydiin lulayo ayaad DOORASHO kadib kursiga mar danbe kusoo noon doontaan.........
Aniga oo rajaynayay in aan doorasho xaqa oo xalaala oo dhacda dabadeed markale kursiga Madaxtinimada Dalka dib ugu soo noqda islamarkaana jeclaa inaan ka mid noqdo hogaamiya yaasha Madaxweyne Daahir Riyale lashaqayn doona ee dadkooda iyo dalkoodaba horumarka la jecel ayaa waxa dhacay igu noqdeen adhax wareen iyo niyad jab hor leh. (Muddo Kordhin aan dhamaanayn)
Madaxweyene Daahir Rayaale iyo maamulka hogaanka hayay ee hadaba iyagu boobay maanta oo aan inbadan durbaanka u garaacayay kana mid ahaa taagerayaasha an daalin ee ku dhaqan North America (Canada) waxad moodaa in sida wax udhaceen iyo aragtida dadkii ig qaateen maanta ay tahay mid aad uga fog xaqiiqada iyo waxii aynnu higsanayanay toona kuna mana aha mid meel inagaadhsiin doonta (Erya ayaa xigta)
Si kastaba ha ahaatee waxan arinkan iminka u arkaa Af-Ganbi ku dhacay dimoqraadiyaddii, dalkii iyo niyaddi shacbigaba, waana arin caddaatay in dhowrka oday ee Guurtida hawlaheeda sii wadaa (WARAABE iyo NUUX) Maadama gudoomiyahii arimo cafimad mudaba debedda ugu maqnaa inay yahiin dhuuniqatayaal aan uba jeedin horumarka dalka iyo aayahaya ubadka soo koraya niyadda shacbiga iyo doonistoodana daa.
Daahir Riyaale waxan moodayay ama is lahaa idinka oo aan cidna boobin, cidna Af-ganbiyin, Cidna laaluushin walina laydin jecelyahay ayaad kursiga mar kale kusoo noqon doontaan, haddase waxay ila tahay inaad ina gaysay meel kassii fog meesha Mugabi kasii laalaado dalkii iyo dadkiina aad inaka horkeentay.
Ilaahayo sida wanaagsan noo door
Ahmad Ali
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Birmingham: Cambaareyn Mudo Kordhinta Doorashada Madaxweynaha ee G.Guurtida ay Kordhiyeen
- Birmingham . Maandeeq. com 10/04/2008
CAMBAARAYN MUDO KORDHINTA
Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta mudo hal Sano ah u Kordhiyey Xukuumada Madaxweyne Daahikr Rayaale.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
BUURXAKA: Dhamaanba Maleeshiyadii iyo Masuuliyiintii Kooxda Impegati oo Baxsaday..
Maandeeq. Com : Birmingham 15/3/2008
Warka naga soo gaadhaya magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Kooxda Empagati ayaa sheegaya in Dhamaanba Ciidamadii iyo Masuuliyiintii Ka joogay Kooxdaasi ay Baxsadeen ka dib markay ogaadeen Xoogaga Alshabaab ay magalada Hareereeyeen.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Hargeysa. Waraabayaasha la dilay oo ku soo badanaya Hargeysa iyo shakiga laga muujiyey..
Maandeeq.com 15/03/2008 Hargeysa

Dadweynaha Reer Hargeysa oo shaki weni ku abuurmay ka dib markii Waraabe kale oo la dilay la soo dhigay xaafad ka mida xaafadaha Hargeysa iyadoo mudo imknka wiig laga joogo ay ahayd markii waraabe la gowracay lagu arjay xaafada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
LONDON: Xildhibaan Xariir Siciida Bulaale oo La kulmay Jaaliyada Somaliland ee Bariga London
Maandeeq.com LONDON 15/03.2008
Xildhibaan Xariir Siciid Bulaale ayaa Maalintii Jimcihii Kulan Balaadhan la yeeshay Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Bariga Magaalada London ee Cariga Ingiriiska....
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Xarunta aargoosiga Villa Somaliya oo lagu Xasuuqay ......
Muqdisho: Maandeeq.com 15/03/2008

Xarunta aargoosiga ee Villa Somaliya oo ay isku urursadeen Maleeshiyada Majeerteniya oo uu hogaaminayo Dhiigyacab Darwiish ayaa lagu xasuuqaa shacbiga reer Muqdisho iyadoo loo adeegsado CiidamadaCadowga ee Ithiopia.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Xaruminhii ONLF ee Puntland oo La soo Bandhigay iyo Wasiirkii Amniga oo...
Maandeeq. com Birmingham 13/03/2008
Xarumo Lagu Tababaro Jabhada ONLF oo ku yaala maamulka Puntland ayaa soo shaacbaxay waxaana isku casilay Wasiirkii Amniga ee Puntlanad ninka lagu magcaabo Mr. C/laahi Siciid Samatar.

Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
SAWIRKA WIIGA MAANDEEQ BIRMINGHAM UK
C/Laahi Yuusuf: Fadlan Somaliland Ha aqoonsanina Kama maarano
Maskaxda Reer Waqooyiga mana jecli in wax u hagaagaan
Jendaaya Frais: War Na dhaaf Damiir Laawe yohow Somali inteedii kale ayaa Xabashi ka iibisey markaas baad Dad Tashaday daba ordaysaa ..KKKKK
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Birminghama. Xildhibaano Ka Tirsana Xukumada S/lanad oo
Maandeeq.com. Birmingham 08/03/2008

Xildhibaano Ka tirsan Golaha Baarlamaanka Somaliland oo beryahanba Booqasho Ku Joogay Wadanka Ingiriiska ayaa Xafiiskiisa Ku soo Booqday Wakiilka Somaliland ee Gobolka Westy Midland ( Birmingham UK) Md. C/raxmaan Cali UBaxle.
Xildhibaanadaas oo kala ah ........
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Fariin Ka Socota Dr Abdirahman Ubaxle Wakiilka Somaliland u Jooga...
Maandeeq.com Birmingham UK 24/01/2008

Wakiilka Jamhuuriyada Somaliland u Fadhiya Magaalada Birmingham Uk Dr. Abdirahmaan Ali Ubaxle wuxuu Shacbiga reer Somaliland ee Degan Cariga maraykanka Ka codsanayaa in ay ka qayb qaataan Dhismaha Dekeda Laasqoray ee Gobolka Sanaag.
Warkii oo dhan Hoos riix
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Sawirka wiiga Iyo Maandeeq Hargeysa Somal;iland.
Maandeeq.com Hargeysa Somaliland 24/01/2008
Sawirka Wiiga, Su,aalihii Madaxweynaha La Weydiinayey Markuu Soo Noqday.
Su,aal Madaxweyne Shacbigu Aqoonsigii aad Ugu Maqnayd ayey Jawaab ka sugayaan ee Maxaad u sidaa maanta.
Jawaab Odayga Madaxweynaha dul Taagan .Waryaa Hooy Kaagaasi yar su,aalahaas oo kale meesha loogama baahna ee jooji.

Maandeeq oo Shacdbigeeda maaweelisa ayaa mararka qaar sawirada qaar akhrida oo ka samaysa Kaftan balse maaha wax sidaa u dhaca.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Maxay Hada Bogaga Puntland la Cabaadayaan.
Maxay Hada La qaylinayaan Bogaga Puntland Ma Qaybaa Buuhoodle Tegey iyagoo amaanaya Zenawi iyo Gabre ayaa Muqdisho tegey waa yaab.
| Qormadii: A.Khaliif |
|
Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Bog internetka ah oo Puntland laga leeyahay baa tagitaankii Axmed Maxamed Qeybe ee Buuhoole ku sheegay khiyaano iyo calooshii-u-shaqeystanimo halka Gabre iyo Tigreega intaas shacabka Xamar ku xasuuqaya ay ugu yeeraan walaalo! Sideedaba saxaafadda ama qoraagu waa inuu dadka dantooda tusaa ee ma aha in wixii maskaxdiisa ku soo dhaca ama uu janto ama danta qabiilkiisaa uu eegaa.
|
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Isbatoore Crays oo Diidey Hogaaminta Maleeshiyada Puntland
Birmingham Maandeeq.com 24/01/2008
Isbatoore Carays oo Diidey Hogaaminta Maleeshiyada Puntland
Isbatoore Carays
Maamulka Puntland ayaa beryahanba wuxuu qaar ka mida Beesha degta Gobolka sool oo weli rajo ka sugaya ku maaweelinayey, isuga anaa jab la magaan Somaliland.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
Young Somalilander student of University of Toledo accepted at Yale (the Highest Medical School in USA)
All it took for Hamdi Ali, a biology pre-med student, to get accepted into the Yale School of Medicine is attend class and do her homework. "I take notes in class," she said, "but I never go back to them." She was in the process of applying to the University of Toledo Medical Center when she discovered that Yale had accepted her application.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
DAAWO SAWIRADI MAXAABIISTA LA KEENAY BORCO EE LAGA QABTAY PUNTLAND
Burco.Maandeeq.com 13/01/2007
Sawiradii Maxaabiista La qabtay
Col Dayr Iskatoo
Maandeeq.com Burco Somaliland
RIIX HOOSTA SAWIRADII OO DHAN
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
28 ka mida maxaabiistii Puntland iyo Sarkaalkii watay oo la keenay Burco
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
TAHNIYAD DHALASHO
TAHNIYAD

Dhamaan Akhyaarta Hoos Ku qorani waxay Tahniyad u Dirayaan C/rashiid Maxamuud Axmed ( Xiimaaye) iyo Xaaskiisa Maryan Isman Noor oo Gabadhi ugu dhalatay Magaalada Birmingham ee Cariga Ingiriiska.
Abdirahmaan Ali Ubaxle & Xaaskiisa Hodan C/Casiis Saalax
Mubaarik Hilaac Maxamuud & Xaaskiisa
Cabdi Cali Shabeel iyo Xaaskiisa
Mustafe Saalax X Xasan & Xaaskiisa
RIIX HOOSTA MAGACYADII OODHAN
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
BOOSAASO: Laba Maleeshiyo Beeleed oo Dagaal Qadhaadhi ku dhex marayo gudaha magaalada saaka.
Maandeeq.Com. Boosaaso.10/01/2007

Maleeshiyada Cade Muuse Ayaa Laga Gubay Gaadhi Tikniko Ah dagaalkii saaka Ka qarxay Gudaha Boosaaso ee dhexmaray labada maleeshiyo Beeleed.
Buurta Mucjisada ah ee u dhaxaysa Berbera & Hargaysa
SAWIRKA WIIGA IYO MAANDEEQ ( HARGEYSA )
| |